Madaxweynaha KGS Oo xariga ka jaray Mashaariic laga Fuliyay Degmada Xudur ee Gobalka Bakool

0
341

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Suuqaan Loogu Tala galay Xanaaneynta Xoolaha Ku nool Gobolka Bokool Gaar ahaan Degmada Xudur ayaa Dhismahiisa waxaa Iska kaashaday Dowlad Gobleedka KG Iyo Hey,adda Tiis Balaas waxaana Xarunta Laga dhax taagay Magaalada Xudur Gudaheeda Waxaana Loo sameeyay Musqula Dadka Xoola dhaqatada isticmaali inta Xoolahoda jooga iyo Ganacsatada Xoolaha Halkas ku kala Ganacsada waxaa kale si Casri ah Looga dhisey Bakaarada Waaweyn Biyaha Xoolaha Ku caba.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here