Madaxweynaha KGS Oo xariga ka jaray 200 guri oo Si casri ah Loogu dhisay dad barakacayaal ah.

0
64

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xariga ka jaray 200 oo Guri oo loo dhisay Qaar kamid ah Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Munaasabada Xarag jarka waxaa Madaxweynaha ku wehlinaayey Wasiiro, Maamulka Gobolka Baay kan Degmada Baydhabo, Madax ka socotay Hay’adaha NRC,UNHABITED, Saraakiisha Amniga iyo Qeybaha kala Duwan ee Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here