Madaxweynaha KGS Oo Wafdi ka socday Midowga Afrika Kala hadlay Xaalada Abaarta Ka jirta KG

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Danjire Adenkule J.M.King, Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Wakiilada Joogtada ah ee Midowga Afrika ee Arrimaha Qaxootiga, Soo Noqoshada iyo Barakacayaasha (IDPs) ahna Safiirka Dowladda Sieraliyon ee Dowladda Itoobiya.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada,La-taliyaasha Madaxweynaha iyo Agaasimaha guud Madaxtooyada waxaa Diirada lagu saaray Arimaha Barakacayaasha,Amniga guud Deeganada Koonfur Galbeed iyo sidii wax loogu qaban lahaa Dadka ay Saamaysay Abaarta ka dhacday Guud ahaan Dalka.

warkung walib nig haaye  Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here