Madaxweynaha KG Oo Xariga ka jaray Xaruunta cusub Ee Wasaarada Qorshaynta Koonfur Galbeed.

0
332

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Abdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen oo wehlinayaan xubno ka mid ah golihiisa wasiirada kaasi oo uu ka mid yahay wasiirka wasaarada Qorsheynta koonfur galbeed Ahmed Madoowe Nuunow,agaasimaha guud ee wasaaradaasi, ayaa waxay xariga ka jareen dhismaha xaruunta cusub ee wasaarada ay dhisatay.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here