Madaxweynaha KG Oo Xariga Ka jaray Garoonka Kubadda Cagta Dr Ayuub Ee Magaalada Baydhabo

0
133

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Labo Sano oo dhismo ka socday Garoonka kubadda cagta Dr Ayuub ee Magaalada Baydhabo, ayaa waxaa Xarag jar Ku sameeyey Madaxweynaha KGS Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay wehliyaan Xildhibaano, wasiiro xiriirka kubadda Cagta Kgs Iyo bahda isboortiska Degmada Baydhabo.

warkung waliba nig haaye Siida Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here