Madaxweynaha KG Oo Xariga Ka jaray dhoor Mashaaric Oo laga fuliyey Magaalada Baraawe.

0
194

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminaayay ayaa gaaray Degmada Baraawe ee Gobalka Shabeelada Hoose, waxaana madaxweynaha iyo wafdigiisa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Maamulka Degmada Baraawe.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here