Madaxweynaha KG Oo Xaraga ka jaray Hoolka Shirarka Wasaaradda Gargaarka.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xaraga ka jaray Hoolka Shirarka Wasaaradda Gargaarka oo qaab Casri ah loo dhisay

Munaasabada Xarig jarka waxaa ka qeybgalay Wasiiro, Xildhibaano iyo Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya.

Madaxweyne Laftagareen ayaa Xarag-jarka ka dib Furey Shir looga hadlayey Xoojinta Wadashaqaynta Wasaaraddaha iyo Hay’adda UNDP.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here