Madaxweynaha KG Oo Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Xubno ka Socday Guddiga xaqiijinta qoondada haweenka Ee 30% ka .

0
259

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xafiiskiisa Madaxtooyada Baydhabo kulan kula yeeshay Xubno ka mid ah Guddiga xaqiijinta qoondada haweenka 30% ee goleyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo soo gaaray Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here