Madaxweynaha KG Oo Wakiilka QM kala hadlay Horumarinta Amniga iyo Daadejinta Adeegyada Dowlada.

0
100

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabiley Ergeyga kumeel gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo ay kawada hadleen Arimaha Siyaasada, Amniga, Mashaariicda, bini’aadanimada iyo Daadejinta Adeegyada Dowlada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here