Madaxweynaha KG Oo sheegey in La tayeen doono Garoomada kubadda cagta ee Deegaanada koonfur galbeed.

0
223

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Garoomada kubadda cagta waxey ka mid yihiin goobaha madadaalada, is dhaxgalka iyo meelaha lagu wacyi-gelin karo bulshada si loo helo nabad iyo bulsho isfahansan, si taasi loo adkeeyo ayaa Madaxweynaha dowlad Goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” wuxuu balan qaadey in xoogga la saari doono dhismooyika garoomada ku badda cagta ee Koonfur Galbeed.

Warkan Waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here