Madaxweynaha KG Oo Sheegay in Cuna Yari soo Wajahday Deeganada Koonfur Galbeed.

0
324

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Madaxweynaha DGKGS Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo shir gudoominayey Shir looga hadlaayay Arimaha Baniaadanimada ayaa ugu Baaqay DFS,iyo Hay,addaha ka Shaqeeya Arimaha Biniadanimada inay Gargaar Deg Deg ah laso gaaran Dadka Xaladooda laga Deyrinayo.

Dhanka kale Madaxweynaha DGKGS ayaa Tilmaamay inay muhiim tahay in lagu Dadaalo Tacbashada Misigada,Geleyda,Digirta,Waxaana ugu Baaqay Beeralayda inay ku sii dadaalan beerahooda.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here