Madaxweynaha KG Oo Sheegay In Bisha Soo socota Dib Loo Furi doono Iskuulada Deegaanada KG.

0
294

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed ee soomaaliya mudane Cabdi casiis xasan maxamed oo ku sugan degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool ayaaa kulan la yeeshey qaar ka mid ah dhalinyarada degmaasi, kulankaasi oo ahaa mid is xog wareysi ah waxaan inta badan looga hadlaayay sidii loo tayeen lahaa waxbarshada gobalka bakool gaar ahaan degmada Xudur, asigoo ka dhawaajiyey waqtiyda ay furmi doonaan iskuullaadka koonfur galbeed soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here