Madaxweynaha KG Oo Saxiixay Qorshaha Hormarinta Koonfur Galbeed

0
284
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Qorshaha Hormarinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya 2021-2025 oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Qorshaynta Maalgashiga Hormarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Qorshahan Hormarinta ah ee Wasaaradda Qorshaynta DGKGS ay Diyaarisay ayaa ka kooban 4 tiir oo waaweyn. Kuwaas oo kala ah Hormarinta Dhaqaalaha,Hormarinta adeega Bulshada,Xojinta Amniga & sareynta Sharciga,Cadaalada; Dhex-dhexadinta iyo Dardar-gelinta Siyaasada loo dhan yahay.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here