Madaxweynaha KG Oo Qaabilay Wafdi uu hogaaminaayay Madaxa Bariga Afrika Hay’adda Boqor Salmaan.

0
184

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wefdigaan uu hogaaminaayay Madaxa Bariga Africa Hay’adda Boqor Salmaan ayaa garaoonka Shaati gaduud ee Magaalada Baydhabo waxaa ku soo dhaweeyay Wasiirka Gargaarka Maareynta iyo Masiibooyinka Koonfur Galbeed, Agaasimaha guud ee Madaxtooyada, Gudoomiyaha Degmada Baydabo iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Kg.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here