Madaxweynaha KG Oo Magaalada Baydhabo ku Daah-furey Shirka Gudoomiyaasha Gobolada iyo Degmooyinka KG.

0
274

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankaani oo ay Goob Joog ka ahaayeen Dhamaan Gudoomiyaasha Degmooyinka Koonfur Galbeed Soomaliya iyo Gudoomiyaasha Sedaxda Gobol Koonfur Galbeed, ayna Soo agaasintey Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Si Rasmi Ah u Daah-furey Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Abdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here