Madaxweynaha KG Oo kulan looga Hadlayey Arimaha Abaaraha iyo Saameyntooda kala hadlay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

0
234

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wafdi uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, oo Wafdigiisa ay qeyb ka ahaayeen Madaxa IOM ee Soomaaliya iyo ku xigeenka Wakiilka UNHCR ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Madaxweyne Laftagareen iyo danjire James Swan ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin Xoojinta Amniga, Abaaraha, iyo Hirgelinta Mashaariicda Hormarineed.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here