Madaxweynaha KG Oo kulan la qaatey guddiga taakuleynta dadkii laga Soo barkiciyay Magaalada Laascanood.

0
248

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo dardar galiyo howlaha taakuleynta dadkii laga soo barakiciyay Magaalada Laascaanood ee gobolka sool ayaa guddiga taakuleynta dadkaasi ayaa waxey kulan is xog wareysi ah la qateen Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen taasi oo ah sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta maamulka iyo guddigaani.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here