Madaxweynaha KG Oo kulan la qaatay wafdi uu hogaaminaayey Agaasimaha Taakulaynta Xafiiska ku xigeenka Xoghayaha guud Ee Qaramada Midoobey .

0
200

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wafdi uu hogaaminaayey Agaasimaha Taakulaynta Xafiiska ku xigeenka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey Atul khare ayaa waxey soo gareen Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay, uljeedka imaanshaha wefdigaani ayaa waxaa uu ku saabsan yahay sidii ay madaxweynaha koonfur galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ay ugula hadli lahayeen xaaladaha arimaha guud ee degaanadaan iyo doorishooyinka.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here