Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Konfur Galbeed Soomaliya Abdicasis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa Madaxtooyada Maamulka Konfur Galbeed Ee Magalada Baydhabo Ee Gobolka Baay Kulan Looga Hadlayey Sidii Ger Gaar Loo Gaarsiin Lahaa Dadka Abaarta Saameysey Kula Qaatey Culmaawadiinta Iyo Ganacsatada Magalada Baydhabo.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir