Madaxweynaha KG Oo ku deeqay Lacag loogu tala galay dadka Fatahaadu Saameysay.

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo qaabilay Gudiga Gurmadka Fatahaadaha Koonfur Galbeed ayaa ka dhagaystay Warbixin ku saabsan Dadaalkooda ku aadan Ugurmashada Dadka Saameynta ku yeeshay Fatahaadka Biyaha ee ku nool guud ahaan Koonfur Galbeed.

Madaxweyne Laftagareen ayaa Gudiga Gurmadka Fatahaadaha ku Wareejiyey Deeq Lacageed oo u gartay in Gargaar lagu Gaarsiiyo Dadka Saameynta ku yeeshay Fatahaadka Biyaha ee ku nool Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here