Madaxweynaha KG Oo Ku baaqey in dadka Fatahaadu Saameysey gargaar lala soo gaaro

0
125

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowlada KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo Wafdigiisa ay qeyb ka ahayeen Madaxda Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha Gargaarka.

Madaxweyne Laftagareen oo Qaabilaada wafdiga ay ku wehlinayeen Gudiga Gurmadaka Fatahaadaha KG ayaa Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo Wafdigiisa la wadaagay dhibaatooyinka ka dhashay Fatahaadaha ka dhacay Degmooyin ka tirsan KG isagoo sheegey in Fatahaadii dhacdey ay ku dhintee ilaa iyo 12 qof Hanti ay kamid yihiin Gaadiid guriyo iyo wadooyin ku Burbureen wuxuu ku baaqey in loo baahan yahay Gurmad caalami ah maadama dadku ay weli yihiin kuwa dhibaata wajahaya.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

codka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here