Madaxweynaha KG Oo ka qeybgalay Munaasabada Caleema-Saarka Gollaha Deeganka Degmada Buur-Hakaba

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan Lagu Caleema Saaraya Maamulka iyo Xubnaha Cusb Ee Golaha Deegaanka Deegmada Buur-Hakaba kaasi oo dhawaan Doorashadooda ay ka dhacday Degmadaasi, Munaasabada Caleema saarka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Dowlada KGS Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen,Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha XFS, Xubno ka tirsan labadda Golle Dowladda KG, Taliyaha Qeybta 3-aad Ciidanka ATMIS, Saraakiisha Hay’addaha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS Abdullahi Xaaji Xasan ayaa Munaabada hadal kooban ka jeediyey ee ku aadan doorka ay wasaarada ku lahayd in Buur-Hakaba yeelato Gole Deegaan oo ayaguna soo doorteen Maamulka Degmada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here