Madaxweynaha KG Oo Hay’addaha Samafalka kala hadlay Arimaha Bin’adanimada

0
2638

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ay Hogaaminaysay Agaasimaha Gobolka ee Bariga iyo Koonfurta Afrika ee Hay’adda Sos Children’s iyo Wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Barnaamijyada Gurmadka Deg deg ah ee Midowga yurub oo ay Wehlinayaan Madaxda Hay’addaha IOM, WFP iyo DRC

Kulanka Madaxweynaha waxaa ku Wehlinayey Wasiirka Gargaarka, Agaasimaha Madaxtooyada, la Taliye Sare Arimaha Maamul Daadejinta iyo Wasiir Hore Abdifatah Mohamed Ibraahim Geesey.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here