Madaxweynaha KG Oo Hay’addaha kala hadlay Dardar-Gelinta Mashaariicda lagu Horumarinayo Bulshada

0
148

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan ka dhacay Xarunta Madaxtooyada KG ayaa Madaxweynaha Dowlada KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ku qaabilay Madaxda Hay’addaha ka shaqeeya Guud ahaan Deeganada KG isagoo kala hadlay Dardar-Gelinta Howlaha shaqo ee ay ka wadaan Deeganada Koonfur Galbeed,gaar ahaan Degmooyinka Xudur Iyo Bardaale sidii loogu tageeri lahaa Maamul Wanaaga, Xasilinta iyo in Degmooyinka laga hirgeliyo Mashaariic lagu Horumarinayo Arimaha Bulshada.

Mustaf Shekh Abdullahi Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Gudaha KG, ayaa marka uu kulanka soo dhaamadey la hadlay Warbaahinta ayaa si kooban u sharaxey baahida keentey in Hey’adaha waqtigaan kala hadlaan Arimaha Hormarinta iyo Waxyaabihii ay kala kulmaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here