Madaxweynaha KG Oo dhagax dhigay dhowr Mashaariic oo laga hirgelinaayo Magaalada Baraawe ee Caasimada DGKGS

0
250
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Dhagax dhigay Dhowr Mashaariic oo kala Duwan sida Garoonka kubada Cagta,Xarunta ay ku shiraan Bulshada,Buundooyinka Magaalada Baraawe iyo Xarumaha Dowlada.
Munaasabada Dhagax dhiga waxaa sido kale qeyb ka ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka KG,Wasiiro,Xildhibaano,Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Bahda Ciyaaraha Magaalada Baraawe ee Caasimada DGKGS.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here