Madaxweynaha KG Oo Degmada Xudur ka dhagax dhigey Mashaariic Horumarineed kuwa kalana ka Xarig jarey.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa dhagax dhigay Mashaaric Hormarineed kuwaas oo kala ah, Dhismaha Wadooyin 12KM, oo ay Maalgalinayaan UNDP, World Bank iyo TIIS, Hirgalinta Addeeg koronto cadceeda ku shaqeeya (Solar Sysytem), Dhagax dhiga Xabsiga Xudur iyo Xarunta Booliska, Dhismaha Gagida Garoonka Diyaaradaha ee Xudur iyo ku wareejin silig, Nadiifinta Warta Saalax Xabiib, Dhismaha xarun Caafimaad (MCH).

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here