Madaxweynaha KG Oo Deeq Rashiin ah iyo Xoolo nool Gaarsiyey Cisbitaalka Dhimirka iyo Xabsiga dhexe Ee Magaalada Baydhabo.

0
285
Baydhabo(Radio Arlaadi)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Deeq Rashiin ah iyo Xoolo nool Gaarsiyey Ispitaalka Dhimirka iyo Xabsiga dhexe Magaalada Baydhabo.
Deeqda Rashiinka iyo Xoolaha Waxa wakiil ka ahaa Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdulaahi Cali Watiin
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here