Madaxweynaha KG Oo dahfurey Shirka Gudoomiyaasha Degmooyinka iyo Gobolada KG

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan oo socon doono muddo afar (4) maalin ah ayaa ah shirka Sanad laha ah ka soo markiisa 5aad oo ka dhacayo Magaalada baydhabo Xarunta KM-Gaarka KGS.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa daah-furey Shirka waxana ka qeybgalaya Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed,guddoomiyaasha Degmooyinka Iyo Gobolada, qaar kamid ah Hay’adaha Dowlada ka taagyeera horumarinta adeegyadda bulshada iyo adeeg daadejinta.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here