Madaxweynaha KG Oo Dah-furey Talaalka Caruurta Shan sano ka yar.

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ee Caasimada Kumeel Gaarka u ah Koonfur Galbeed ayaa Waxaa Lagu Daah-Furey Qorshaha Gaarista Caruurta ka yar 5-Sano ee aan Weligood qaadan ama Dhamaystiran Talaalka.

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo uu Wehliyo Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed Maxamed Jiidow ayaa Daah-furey Talaalka.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here