Madaxweynaha KG Oo dah-furey Barnaamijka Hanaanka adeegga daadejinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

0
282

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daah-furey Barnaamijka Hanaanka Adeeg Daadejinta Dawlad Gobaleedka Koonfur Galbeed. Xafladan Daahfurka ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr Ali Saciid Fiqi, ku xigeenadiisa Labada Golle Dowlada,Odeyaasha Dhaqanka,Maamulka Degmada Baydhabo iyo Qeybaha kala Duwan Bulshada.

Ujeedada Mashruucan ayaa ahaa sidii Bulshada koonfur Galbeed loo gaarsiin lahaa adeega Dowliga ah sida Waxbarashada,Cafimaadka Iyo Biyaha.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here