Madaxweynaha KG oo Bulshada Ku Amray in ay U Hogaansanadaan Talaaboyinka Loogu Hortagayo Caabuqa Corona Varis Loo Yaqaano Covid 19.

0
289

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Madaxweynaha Dowlada Goboledka K/Galbeed Soomalia Isagoo Shir jaraaid ku qabtay Xafiiskiisa ayaa wuxuu Ka hadlay Xaalka Dunida Maanta uu Maraya dhibaatada Cudurka aan Daawaa Loo helin Loo Yaqaano Covid 19 Ku hayo Ayuu Bulshada Kg Ka codsaday Inay Qaataan Talooyinkaa Loogu Hortagi karo Qatarta Cudurkaan uu leeyahay ay soo jeedinayaan Wasaarada Caafimaadka iyo Dhaqaatiirta Soomaaliyeed Islmarkaana Dadku Moojiyaan Dareen Daxadar leh si Cudurkaan Saameyntiisa u gaarin.

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka K/Galbeed Soomalia Abdacasiis Hassan Mahamed Laftagareen Isagoo sii hadlaya ayuu Bulshada Ku Amray inaaynay isugu imaan Kulamada Cadiga ah Goobaha Lagu shaahana Layareeyo Fadhiyada Badan Wuxuu Kaloo Culmada iyo Dhaqaatiirta K/Galbeed Ka Codsaday inay Bulshada K awacgiliyaan Ka hortaga Cudurka Covod 19 Alla Barigana Badiyaan Dadka Maadama Dad Muslim ah Nahay.

Warka Waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here