Madaxweynaha KG Oo Balan qaaday in Degmada Buur-Hakaba Waqti Dhow Yeelan doonta Jaamacad.

0
477

Baydhabo(Radio Arlaadi)Isagoo Ka hadlayay Munaasabad lagu dhiira gelinaayay dhalinyarada Reer Buur Hakaba oo sanadkaan ku guuleysatay Koobka Tartan aqooneedka Bishii Ramadaan Ka socday warbaahinta Dowlada ayuu Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed U balan qaaday Shacabka iyo dhalinyarada Buurhakaba Mudo kooban ay ku heli doonaan Jamaacad maadama shacabka buur hakaba aysan heysan jaamacad deegaankooda wax kaga bartaan.

Warkan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here