Soomaaliya oo ay ku jirta todobaadka Xuriyada, xili munaasabad lagu maamuusaayay 1Luuliyo uu qudbad dheer uu ka jeediyay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdiasis Hassan Mohamed Laftagareen ugu baaqay Bahada waxbarashada in ardeyda la baro Taariikhaha Dalkeena Soomaaliya.
Warkan waxaa ino haya Bishaar Mayow Muktaar