Madaxweynaha KG iyo Wafdi ka Socday Hey’addaha Caalamiga ah Oo ka wada hadlay Sidii loogu Gurman lahaa dadka ay Abaaruhu Saameeyeen.

0
130

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay wehliyaan Wasiiro iyo Agaasimaha guud ee Madaxtooyada ayaa kulan la qaatay wafdi ay Hogaaminaysay Madaxa Hay’adda Mercy Corps ee Dunida oo ay wehliyaan Madaxa Afrika iyo Madaxa Soomaaliya oo Baydhabo soo gaaray.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here