Madaxweynaha KG Iyo Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA Oo ka wada hadley Horumarinta Adeegyada Bulshada.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA oo Safar shaqo kuso Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Madaxweyne Laftagareen iyo Madaxa Hay’adda UNFPA Niyi ojoulape ee Wafdiga uu Hogaaminayey ayaa ka Wada Hadlay Hormarinta Adeegyada Caafimaadka, Barashada Farsamada Gacanta, Shaqa Abuurka Dhalinyarada iyo Xoojinta Wada Shaqaynta.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here