Madaxweynaha KG iyo Safiirka dowladda qatar oo dhagax dhigay Xaafad cusub oo laga dhisaayo Baydhabo.

0
383

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Mudane Xasan Xamza Saed ayaa si wadajir ah udhagax dhigay Xaafad Cusub oo Dowladda Qatar ka dhisayso Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay Taasi oo looga talagalay Dadka Barakacayaasha ah.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here