Madaxweynaha K/Galbeed Oo Daah-furey Qorshaha Waxbarashada KG ee 5 sano soo socota.

0
173

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qorshahan Waxbarashadeed shanta sanno ah ee soo socota furitaankiisa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur galbeed, Wasiirka Waxbarashada, wasiiro xildhibaanno, ka tirsan dowlada dhaxe iyo dowlad goboleedka, guddomiyaha gobolka Baay ku xigeenadiisa, guddoonka degmada ku xigeenadiisa, Bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here