Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay saameysay fatahaada.

0
116

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inta badan Deeganada Maamulka Hirshabeele waxaa saameysey Fatahaada Webiga waxaana jirta kumanaan qoysas danyar ah oo ka Barakacay Deeganadooda ay biyaha uga tageen ayagoo hada meela kala duwan Barakac ku ah daruufo kala duwan ay heysato.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe Oo ka hadlaayey Xaalada Fathaada iyo saameynta ay ku yeelatey Bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka ka barakacay fatahaada wabiga kuwaas oo u baahan in la garab istaago.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here