Madaxweynaha Hirshabeele Oo Deegaanka Ali Gaduud ka dhagax dhigey Mashaariic Horumarineed

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Ali Gudlawe Hussein iyo Wafdi uu hogaaminayo oo uu qeyb ka yahay Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe oo gaaray Deegaanka Cali Gaduud ee Gobolka Shabellaha Dhexe,ayaa dhagax dhigay mashaariicyo hormarineed oo isugu jira dhismaha Xarunta Maamulka iyo Adeegyada aas aasiga ah ay u baahanyihiin Bulshada

Qeybaha kala duwan ee Bulshada Deegaanka oo isugu so baxay fagaaraha wadooyinka iyo Maamulka Degmada ayaa so dhaweyn u muujiyey Madaxda gaartay Cali Gaduud iyagoo raba in madaxda kala hadlaan baahiyaadkooda

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here