Madaxweynaha Galmudug Oo Xarig Jarey Laanta Afaraad Ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhismahan cusub ee laanta afaraad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed oo laga hirgeliyay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa Xarig jarey Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed cabdi kaariye iyo Agaasimaha Hey’adda Socdaalka Soomaaliya.

Dhismaha xaruntaan oo si wanaagsan loo qalabeeyay ayaa qeyb ka qaadaneysa hufnaanta iyo gudashada waajibaadka shaqo ee bixinta adeegyada muhiimka u ah qaranka, waxaana ay dadku ka heli doonaan baasaboorrada iyo adeegyada kale ee socdaalka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here