Madaxweynaha Galmudug Oo xarig jaray dhismaha cusub ee Wasaarada beeraha & waraabka Galmudug

0
213

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ahmed Abdi Kaariye “QoorQoor”Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ka xarig jaray dhismaha cusub ee wasaarada beeraha & waraabka Galmudug oo laga dhisay mashruucii Biyoole, waxaa munaasabada xarig jarka wasaarada ka qayb galay wasiirka wasaarada Beeraha iyo Waraabka Galmudug Sen Siciid Siyaad Shirwac,Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo madax kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here