Madaxweynaha Dowladda KG Oo Xariga ka jaray Wajiga 1-aad Dhismaha Wadooyinka Baydhabo.

0
186

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruuca wajiga koowaad ee Dhismaha Wadooyinkan sida casriga ah loo dhisey ayaa waxa uu ka soo bilaabmayaa Kontorolka Al amxaar ilaa Afar Irdoodka halka midka kalana uu ka bilowdey wakaalada ilaa iyo Xaafada ADC kuwa kalana hada uu socdo dhsimihiisa.

Mashruuca ayaa waxaa la socdey Buundooyin waaweyn oo ayaguna si Casri ah loo dhisey.
Hirgelinta Dhismaha Wadooyinkaan ayaa waxaa Maalgeliyey Bankiga Aduunka,Munaasabada kooban oo lagu qabtey Baydhabo ayaa Madaxweynaha KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Xariga kaga jaray Wajiga 1-aad Dhismaha Wadooyinkaas hada la soo gabagabeeyey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here