Madaxweynaha KG Oo kulan La qaatay Culuma’udiinka Magaalada Baydhabo

0
286

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Waxaa uu Madaxtooyada Maamulka ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay Culimada Koonfuur Galbeed oo kala Hadlay sidii ay Gacan uga geysan lahaayeen Doorkooda ku aadan Hormarka iyo Xasiloonida Degaanada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here