Madaxweynaha DGKGS Oo Baydhabo kaga qeyb-galay Xaflada Shaacinta Natiijada Imtixaanka Fasalada 8-aad

0
277

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaaradda Waxbarashada KGS ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijada Fasalka 8aad ee dugsiga Dhexe, sanad dugsiyeedka 2020/2021.

Waxaa Xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed Lagu qabtey Munaasabad Abaal marin iyo dhiiri gelin dhamaan ardaydii kaalimaha hore ka galay Imtixaanaadka shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe iyo Dugsiga Sare ee sanadkan.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here