Madaxweyaha Hirshabelle Oo boogaadiyay Heshiis ay gaareen beelo ku dagaalamay Deeganadaasi

0
147

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Todobaadkii hore ayey aheyd markii la Heshiisiiyay Beelahan walaalaha Ku wada Nool Deegaano ka tirsan Gobolka Shabelada Dhexe, Madaxweyaha Dowlad Gobleedka Hirshabelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa boogaadiyay Heshiis ay gaareen beelo ku dagaalamay deegaano ka tirsan Degmooyinka Cadale iyo Raage Celle ee Gobolka Shabbelada Dhexe.

Madaxweynaha oo la hadlayay Odiyasha iyo Waxqaradka labada Beelood ayaa sheegay inay heshiiskaan oo muhiim u yahay Nabada Deegaanka.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here