Madaxwaynaha Soomaaliya Oo Maanta Shacabka Salaada Ciida kula oogay Masjidka Isbaheysiga.

0
40

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta iyo howlwadeennnada dowladda.

 

Madaxweynaha ayaa munaasabadda Ciidda awgeed, waxa uu si gaar ah ugu hambalyeey Taliyeyaasha, saraakiisha, askarta iyo qoysaska Ciimada Qalabka Sida.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan WadaniÂ