Madaxwaynaha KG Oo Maanta Furay Shirka Sanadlaha 1aad Garsoorka KG.

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa furay Shirka Sanadlaha 1-aad Garsoorka Dowladda Koonfur Galbeed oo maanta si Rasim ah uga furmay Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo

Wasiirka Cadaalada,Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Agaasimaha Madaxtooyada, Xeer ilaaliyaha guud Koonfur Galbeed iyo Garsooriyaasha Koonfur Galbeed ayaa Goobjoog ahaa Munaasabada Furitaanka Shirka.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here