Madaxwaynaha Galmudug Oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Waxbarashada maamulkaas.

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo wehliyo wasiirka Wasaaradda Waxbrashada Galmudug ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub oo ay ku shaqeyn doonto Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare.

Munaasabadda waxaa ka qayb galay, Xildhibaano ka tirsan labada gole ee BFS iyo mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha Dowladda Galmudug.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here