Madaxda Wasaarada Waxbarashada KG Oo Kormeer Ku tagay Xarunta Tababarka Macalimiinta Baydhabo.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Macalimiintan Tababarka uga Socda Magaalada Baydhabo ayaa ah kuwii dhawaan ay qaadatay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare dowalada soomaaliya.

Xarunta Tababarka Macalimiinta ayaaa waxaa kormeer iyo Booqasho ku tagay Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaarada Waxbarashada KG si ay uga kuur galaan sida u socdo Tababarka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here