Madaxa Premier Bank ee KG oo Sheegey in ay fursad Shaqo ayuu ah ay siin doonaan dhalinyarada.

0
266

Premier Bank oo kamid ah bangiyada soomaaliya ayaa madaxdeeda dhawaan waxey shegeen in xarun weyn ay ka furan donaan Magaalada Baydhabo si ay ugu mid noqdaan bangiyada ka shaqeeya horumarinta ganacsigada degaanka.

Warkan Waxaa Inoo Haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here